Home
About
The Minister
Deputy Minister
Navy Admiral
Licenses
Contracts
Wararka Dowladda
A-Z Directory
Contact Us
Somali Ports
Webmail
e-mail me



 

 


WASAARADDA KALLUUMAYSIGA IYO KHAYRAADKA BADDA

SOMALI MINISTRY OF FISHERIES AND MARINE RESOURCES


Mudane Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda

H.E. Mohamed Omar Aymoy is the Somali Minister of Fisheries and Marine Resources

Mudane Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda

H.E. Said Jama Mohamed is the Deputy Minister of Fisheries and Marine Resources


Ex- Ministers

H.E. Mohamed Mukhtar ibrahim is the Somali Minister of Fisheries and Marine Resources
Mudane Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

H.E. Said Jama Mohamed Qalib is the Deputy Minister of Fisheries and Marine Resources
Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

Mudane Maxamed Coloow Baroow, Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda
Mohamed Olow Barow is Somali Minister of Fishing and Sea Resources.

1. Mudane: Cabdirisaaq Cumar Maxamed. Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Dalka.
1. H.E. Abdirasak Omar Mohamed is Somali Minister of Natural Resources

    Tariikh Nolaleedka

    Mudane/Cabdirisaaq Cumar Maxamed - Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Dalka.

Aqoonyahan ku takhasusay dhaqaalaha iyo culuumta bay’adda, khibrad iyo faham durugsanna u leh wax-soo saarka.

  • Ka qalin-jebiyey Jaamacadda York University oo ku taalla Carriga Kanada

  • Maareeyaha Barnaamijyada ka ahaa xafiis bulshada Soomaaliyeed ee Kanada ku nool looga qaban jirey adeegyada kala ah: caafimaadka, shaqo-helidda, u-doodidda saboolka iwm.

  • Agaasime sare ka ahaa Hay’adda Horumarinta Hiiraan oo qalab caafimaad iyo adeegyo kale oo dhinaca dhaqaalaha ah ugu deeqday cisbitaalka weyn ee Beledweyne

  • Guddoomiye ka ahaa Hay’adda la yiraahdo “Danta Soomaalida” oo u ol-olayn jirtey wanaajinta xaaladda dadka Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliya

  • Si wanaagsan ugu hadla Afka Ingiriisiga

2.Siciido Xasan Cismaan, wasiir ku xigeenka wasaaradda kheyraadka dalka
3. C/raxmaan Maxamed Geeddi, wasiir ku xigeenka wasaaradda kheyraadka dalka


1. Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim, Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda
1. His Excellency Abdirahman Sheikh Ibrahim is the Somali Minister of Fisheries, Marine Resources and Environment

2. Mudane Axmed Xasan Aadan iyo 3. Mudane Ibraahim Shukri Sheekh Aadan Wasiir ku-xigeenada Kalluumeysiga,kheyraadka Badda iyo Bay,ada.
Former Ministers

His Excellency Mohamed Mo'allin Hassan is Somali Minister of Sea & Marine Resources

Maxamed Macallin Xasan Maxamed Wasiirka Kalluumeysiga, Bii’ada iyo Kheyraadka Badda

Mudane Maxamed Cali Xagaa Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Bey’adda & Kheyraadka Badda

His Excellency Ali Haga js the Somali State Minister of Fisheries, Enviroment and Marine Resources

Somali First Deputy Prime Minister and Minister of Fisheries and Marine Resources, Abdulrahman Adan Ibrahim "Ibi'